Waa maxay sababta soomaalida qurbaha uu sida daran ugu haleelay COVID 19?
Cudurka COVID 19 oo dunida ka dilaacay dhamaadka sanadkii 2019 ayaa kasoo bilowday Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha. Cudurka ayaa si xowli ah ugu fiday dunida dacalladeeda. cudurka ayaa ku dhacay dad kor u dhaafaya 7 milyan oo qof, waxaana u dhintay dad ka badan 4 boqol oo kun oo qof. Marka la joogo dalalka […]